Saturday, August 1, 2026
24.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ingiriiska oo aad u yareeay gargaarka uu siiyo dalka Yemen

London (Halqaran.com) -  Dowlad Ingiriiska ayaa aad u yareysay gargaarka ay siiso Yemen oo colaad lix sano ka socotay ay ragaadisay, waxa uuna arintaas...
Ahmed Mohamed

Shirkii RW Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo guddi isku dhaf ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah heshiiskii...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Covid-19 ee Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 135 xaalado cusub oo...
Ahmed Mohamed

Maamulka Gobolka Banaadir oo Amarro deg-deg ah ku soo rogay Shacabka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta waxa uu amar ku bixiyey in bulshada...
Ahmed Mohamed

Update: Weriye Caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya, in caawa waqooyiga magaaladaasi lagu dilay Weriye Jamaal Faarax Aadan. Allaha u naxariisto marxuumka ayaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee dalka Faransiiska oo xarig lagu xukumay

Paris (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa Isniintii maanta lagu helay dambi musuq-maasuq, waxaana lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah. Mr...