Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Gabar Daacish ka mid ahayd oo loo diiday inay ku laabato...
Britain (Halqaran.com) - Shamima Begum, oo ah haweeney u dhalatay waddanka Ingiriiska, taasoo ka tagtay Ingiriiska sanadkii 2015-kii si ay ugu biirto ururka la...
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ku baaqday in la cunaqabateeyo Dhaxalsugaha Sacuudiga
Minnesota (Halqaran.com) - Xildhibaannad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Baarlamaanka Maraykanka ayaa soo jeedisay in cunaqabatayn la saaro Dhaxal sugaha dalka...
UPDATE: Al-Shabaab oo weerar ka geystay duleedka Mandheera
Mandera (Halqaran.com) – Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya,...
Faah-faahin ku saabsan dil ka dhacay magaalada Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Rag hubeysan ayaa Sabtida maanta ah xaafada Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan lagu soo warramayaa inay ku dileen Askari ka...
Sir-doonka Mareykanka oo sheegay in Dhaxalsugaha Sacuudiga uu ka dambeeyay dilkii...
Washington (Halqaran.com) - Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in Jamaal Khaashuqji ay dileen koox Sacuudi ah oo ku howlgalay amar uu bixiyay Dhaxal suge Maxamed...
Geerida Wiil 15 jir ah oo la raadinayo sababtii ka dambeysay
London (Halqaran.com) - Qoyska Wiil dhallinyaro ah oo Meydkiisa laga helay meel u dhow wado tareen, ayaa waxa ay codsanayaan in macluumaad laga siiyo...







