Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xaaladihii ugu dambeeyay ee Covid-19 ee Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 138 xaalado cusub...
AKHRISO: Midowga Musharraxiinta oo soo bandhigay Shuruudo adag (Maxaa cusub)!
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulan u dhaxeeyay Xubnaha Midowga Musharraxiinta iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ku qabsoomay Aalada Zoomka, waxaana uu ahaa mid looga hadlayay...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharraxiinta oo Shir uga socda Hotel...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee dalka waxa uu Magaalada Muqdisho kula leeyahay...
Shiinaha oo laga cirib tiray saboolnimada aadka u daran!
China (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha dalka Shiinaha ayaa ku dhawaaqay in Shiinuhu uu cirib tiray saboolnimada aadka u daran, isagoona ku tilmaamay guushaas in ay...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay waddanka Koonfur Afrika
Cape Town (Halqaran.com) - Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa gudaha dalkaas waxaa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Ganacsatada ku...
DF Soomaaliya oo gabi ahaan joojisay qabashada codsiyada cusub ee Baasaboorka
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in gebi ahaan si kumeel gaar ah...







