Saturday, August 1, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Dowladda oo war ka soo saartay kulankii maanta ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii Guddiga...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo si adag uga jawaabtay hadalkii ka soo yeeray...

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda isutaga Imaaraadka Carabta inay faragelin ku heyso arrimaha Gudaha Soomaaliya, isla markaana...
Ahmed Mohamed

Madaxda dowladda iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada oo Shir...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Ergayga Qaramadda Midoobay, Madaxwayneyaasha Goboleedyadda...
Jama Sh. Yusuf

Qorshaha cusub ee R/wasaaraha Ingiriiska ‘Boris Johnson’ ee ku aadan talaalka...

UK (Halqaran.com) - Qof kasta oo qaan gaar ah oo ku nool wadanka Ingiriiska ayaa waxa uu heli doonaa ugu yaraan qiyaasta hal xabo...
Ahmed Mohamed

Fanaanadii caanka aheyd Faadumo Nakruuma oo Muqdisho ku geeriyootay

Muqdisho (Halqaran.com) - Alle ha u naxaristee waxaa Axadda maanta Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fannaanadii Caanka aheyd ee Hobollada Waaberi Faadumo...
Ahmed Mohamed

Update: Wararkii ugu dambeeyay COVID-19 ee Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo...