Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO WAREYSI: Madaxweyne Waare oo shaaciyay waxa uu ku badashay kursigii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Hirshabeelle oo wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Warbaahinta Hanoolaato ayaa waxa...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Ururka Daacish
Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya, in maanta markale uu dagaal ku dhexmaray deegaanka Timirshe oo ka tirsan degmada Isku-shuban...
Duqa Muqdisho oo war ka soo saaray khasaaraha qaraxii Muqdisho oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa war kasoo saaray qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka...
Shirka doorashooyinka oo maalintii labaad socdo
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maalintii labaad teendha ku taalla Xarunta tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliyeed shir uga soconaya madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada...
UPDATE: Faah-faahin ku saabsan weerar is-qarxin ah oo caawa ka dhacday...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya, weerar ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya,...
In kabadan 200 oo Tahriibayaal ah oo xeebaha Turkiga laga soo ...
Turkey (Halqaran.com) - Ciidamda ilaalada xeebaha ee waddanka Turkiga ayaa soo badbaadiyay 231 qof oo tahriibayaal, kuwaas oo ay dowladda Giriiggu dib u soo celisay.
Dowladda...







