Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Tahriibayaal tira badan oo laga soo badbaadiyay Xeebaha Liibiya
Libya (Halqaran.com) - Dowladda Liibiya ayaa shaacisay in la soo badbaadiyay 163 tahriibayaal ah kuwaas oo ku sii jeeday qaaradda Yurub.
Taliyaha ilaalada xeeabaha Liibiya...
Madaxweynaha Somaliland oo maanta xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/XKQ/222/1-642/032021 iyo SL/XM/WM/222-643/032021 uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Guud...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay laba xubnood
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkoodu dhammaaday ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.
Ajenadaha...
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay iyo 15 Xildhibaan oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo Maanta siweyn...
Madasha Badbaado Qaran oo shaacisay inay gacmaha ka laaban doonin muddo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin maamulada Puntland, Jubbaland, Midowga Musharaxiinta iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa...
Golaha shacabka oo maanta yeelanaya kulan shaki badan uu ka taagan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa la filayaa in kulan ay ku yeeshaan xarunta Villa...






