Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxda DF Somaliya iyo 5-ta Dowlad goboleed iyo G/Banaadir oo Shir...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maanta xarunta Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ka furmay shir u dhaxeeya madaxda DF Soomaaliya iyo dhammaan shanta dowlad goboleed...
Nin lugeeyay 420KM kaddib markii ay murmeen xaaskiisa!
Italy (Halqaran.com) - Aadanuhu waa ay ku kala duwan yihiin hababka xakameynta carradooda, qaar baa markey xaaladdaasi galaan jecel iney iska aamusaan, kuwaa qeyliya...
Taliska ciidanka xoogga dalka oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo lahadlay Idaacadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in ciidanka xoogga...
Beesha Caalamka oo maanta shir isugu keeneysa madaxda DF iyo M/Goboleedyada
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir u dhexeeya Madaxda dowladda federaalka ee muddo xileedkoodu dhammaaday iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo...
Puntland oo war ka soo saartay Shirka Sabtida lagu qabanayo Xerada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa beenisay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo qabanqaabiyay Shirka lagu waddo in magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada...
Rag dil ka geystay Gaalkacyo oo la soo qabtay
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay inay gacanta ku soo qabtay raggii fuliyay dil Magaalada Gaalkacyo...







