Saturday, August 1, 2026
26.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Wararkii u dambeeyey shirka hoggaamiyeyaasha Soomaaliya oo ka furmay Afisyooni

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa goordhow Teendhada Afisyooni ka bilowday shir u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka, kaas oo lagu sii amba...
Sayid Omar Abdalla

Dowladda Sacuudiga oo go’aan kasoo saartay Cumrada bisha barakeysan ee Ramadaan

Riyadh (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan. Wasaaradda...
Sayid Omar Abdalla

Dowladda Japan oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan $4.5 milyan

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Japan ayaa sheegtay inay ugu deeqeyso Soomaaliya lacag dhan 4.5 milyan oo doollarka Mareykanka ah, taas oo loosoo marsiinayo hey’adda...
Sayid Omar Abdalla

Dhalo farriini ku jirto oo isaga gudubtay England iyo Norway

Norway (Halqaran.com) - Hooyo iyo wiilkeeda oo ku wada lugeynayay xeeb ku taalla Norway ayaa soo bandhigay dhalo ay ku jirto farriin taas oo...
Sayid Omar Abdalla

Ardayda Muslimiinta Atlantic City oo dugsiyada ka heli doona cunnooyin xalaal...

USA (Halqaran.com) - Helidda dhuuni xalaal ah inay ka cunaan goobaha la isugu yimaado sida iskuullada, Muslimiin badan waxay ku ahayd caqabad soo taagan. Balse...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO WAREYSI – Xasan Sheekh: ”Dowladda madaxweyne Farmaajo waxay nagu heysay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Radio Kulmiye ee ayaa sheegay in dowladda madaxweyne Maxamed...