Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Salaad Roob-doon ah oo maanta laga tukaday Cadaado
Cadaado (Halqaran.com) – Shacabka reer Cadaado ayaa Sabtidii maanta iskugu soo baxay Salaad Alle looga baryayo in kuleylka uu uga qaado roobna uu siiyo.
Saddex...
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii maanta ka dhacay Baydhabo & Booliska oo...
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay oo maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta...
Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad loo doortay madaxweynaha Jabuuti
Djibouti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay madaxtinimada dalkaas, kadib markii uu helay 98.41% codadkii dadweynaha dadka...
Caruus u gacan qaaday sawir qaade u soo dhawaaday caruusaddiisa
India (Halqaran.com) - Sawirrada xafladaha aroosyada waxay noqdeen caado joogta ah. Halka sawir qaadayaasha ay isku howlaan sidii shaqadooda ay ugu qaban lahaayeen sida...
Lammaane isku guursaday biyo dhexdooda!
India (Halqaran.com) - Maalintii xafladda arooskooda ayay lammaanayaashaan sameeyeen arrin noqotay middii ugu horreysay ee ka dhacda waddanka India kaddib markii ay biyo hoos...
Ciidanka XDS ee Al-Shabaab ka difaacay Degmada Awdheegle oo la dalacsiiyay...
Awdheegle (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Jimcihii maanta dalacsiiyay Ciidankii Xoogga Dalka ee maleeshiyada Al-Shabaab ka difaacay Degmada...







