Friday, April 17, 2026
27.9 C
Mogadishu

Caruus u gacan qaaday sawir qaade u soo dhawaaday caruusaddiisa

India (Halqaran.com) – Sawirrada xafladaha aroosyada waxay noqdeen caado joogta ah. Halka sawir qaadayaasha ay isku howlaan sidii shaqadooda ay ugu qaban lahaayeen sida ugu wanaagsan.

Waxay ku dadaalaan sidii ay u qaban lahaayeen sawirro xasuus ku reeba lammaanayaasha. Caruuska iyo caruusadda ayaa habab kala duwan looga qaadaa sawirada.

Muuqaal baraha bulshada ku faafay ayaa muujinaya lammaane masraxa jooga oo sawirro laga qaadayo. Balse wax yar kaddib caruuskii ayaa u gacan qaaday sawir qaadihii.

Sababta uu ugu gacan qaaday wuxuu ku sheegay inuu aad ugu dhawaaday aroosadda markii uu sawirayay. Dad badan ayaa arrintaan baraha bulshada aad uga faalooday.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...