Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ka dhoofay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhow ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo diyaarado u kala raacay magaalooyinka Garowe iyo Kismaayo...
Mucaaradka oo ka soo horjeestay muddo kordhinta uu sameeyay golaha shacabka
Muqdisho (Halqaran.com) - War qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta mucaaradka ayaa waxaa ay si kulul ugu hadleen qaraarka ay shalay...
UPDATE: DF Somaliya oo shaacisay in berri ay tahay maalinta koowaad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XF Soomaaliya, Maxamuud Macalin Yaxye ayaa caawa ku dhawaaqay in maalinta berri oo (Tallaado...
Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyay Sharciga Doorashooyinka ee uu meel-mariyay BF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ay ka...
Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo u codeeyay in doorasho qof...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Isniintii maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, waxaana kulanka ay uga...
”Madaxweyne Farmaajo wuxuu dalka ku wadaa God Madow” waxa yiri..
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar kamid ah xubnaha Midowga Musharraxiinta ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka xilligaan iyo Kulanka u furmay Xildhibaannada Golaha Shacabka,...







