Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO WAREYSI: Madaxweyne Farmaajo oo ka dhawaajiyay waxyaabihii fashiliyay wada hadalladii...
https://youtu.be/wwHt2fQDbCQ
Maxkamadda G/Banaadir oo dacwad ku soo oogtay Soomaali & Ajaaniib
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa looga yeeray lix eedeysane oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib kuwaasi oo loo heysto in ay faafiyeen...
Mareykanka oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden ayaa Amb. Larry André u magacaabay inuu noqdo Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhin doono Somaliya.
Amb....
Dagaal xooggan oo markale ka qarxay deegaanno ka tirsan G/Sool
Sool (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya, in dagaal beeleed Khasaaro badan geystay uu markale dib uga qarxay Jimcihii maanta...
Dowladda UK oo mowqif adag ka istaagtay muddo kororsigii Farmaajo iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Ingiriiska ayaa ku boorrisay madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada in ay dib ugu soo laabtaan miiska wadahadalka, si ay...
Mareykanka oo madaxda DF ugu goodiyey cunaqabateyn kaddib muddo kororsigii Golaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay madaxda Soomaaliya in ay saari doonto cuna-qabateyn iyo in laga xannibi doono dal kugalka Mareykanka, haddii...







