Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
MW Farmaajo oo dhigiisa Kongo ka codsaday ‘in uu la heshiisiiyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sida ay sheegtey madaxtooyada Koongo, madaxweyne Farmaajo ayaa ka codsaday dhiggiisa dalkaas in uu fududeeyo wada-hadal ay yeeshaan Dowladda federaalka Soomaaliya...
Caanaha dameerka oo suuq fiican ka helay waddanka Albania!
Albania (Halqaran.com) - Dadka deegaanka ayaa ku xooma beero yar yar oco lagu xannaaneeyo dameerada oo ku yaalla koonfurta magaalada Tirana ee dalka Albania,...
Jeneraal Tuuryare oo sheegay in isku day dil uu ka badbaaday
Muqdisho (Halqaran.com) - Jen Cabdiraxmaan Tuuryare Taliyihii hore ee Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in kolonyo...
Suuriya oo ka dhaceysa Doorashada madaxtinimada ee dalkaasi
Syria (Halqaran.com) - Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas.
Madaxweynaha talada haya, Bashar Al-Asad ayaan la fileyn...
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Koongo
Congo (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo...
DF Somaliya oo sheegtay inay dishay madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Sh/Dhexe
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Ciidanka Xoogga dlaka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen deegaannada hoostaga degmada Balcad ee...







