Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Turkiga oo raadinaya nin la baxsaday 2 bilyan oo doolar!
Istanbul (Halqaran.com) - Dacwad oogayaasha Turkiga ayaa Khamiistii furay baaritaan kadib markii aasaasihii shirkadda Thodex ee sarifka lacagta loo yaqaano Cryptocurrency taasoo fadhigeedu yahay...
Madaxweyne Deni oo meesha ka saaray ‘wax xiriir gaar ah’ oo...
Puntland (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo wareysi siinayey TV-ga Dalsan ayaa beeniyay in uu wax xiriir siyaasadeed ah la...
Mareykanka oo ergey gaar ah u soo magacaabay Geeska Afrika, muxuu...
USA (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa Jeffrey Feltman u soo magacowday inuu noqdo ergeyga gaarka ah ee cusub ee Geeska Afrika, kaas oo ah...
Golaha Ammaanka ee QM oo war cusub ka soo saaray xaaladda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muujiyay sida qotada dheer ee ay uga walaacsan yihiin sii socoshada jahwareerka siyaasadeed iyo...
Sheekh Shariif oo war ka soo saaray go’aankii Ururka Midowga Afrika
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha golaha Midowga Musharraxiinta, Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu Ururka Midowga Afka ku...
Mareykanka oo taageeray go’aanka Ururka Midowga Afrika ee Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa si weyn u taageeray tallaabada Ururka Midowga Afrika uu ku cambaareeyay muddo kordhinta Hay’adaha Dowladda Federaalka.
“Waxaan taageersanahay go’aanka Ururka...







