Saturday, August 1, 2026
24.8 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay xaaladda Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilka  gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa sheegay inuu ”Aad uga walaacsan yahay xaaladda Muqdisho”. “Waxaan...
Sayid Omar Abdalla

R/wasaare Rooble oo ka hadlay dagaaladii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay iska hor-imaadyadii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho. Ra’iisul...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo heshiis cusub kala saxiixday

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday Heshiis Dhanka Waxbarashada ah iyo Shaqo Abuurka. Munaasabadda Heshiiska Mashruuca Waxbarashada...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Amniga ‘Xundubey’ oo beeniyay in la weeraray M/weynihii hore ee...

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Amniga ee XF Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo Caawa Shir jaraa’id qabtay ayaa beeniyay in madaxweynihii hore ee dalka Xassan...
Ahmed Mohamed

Shariif Sh. Axmed oo si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka ay Ciidamada Dowladda ku qaadeen Madaxweynihii hore ee...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dameeyay dagaal Khasaaro geystay oo Caawa ka dhacay...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay iska horimaad dhowr goobood ku dhex maray Ciidamada Dowladda iyo xoogag kaloo taabacsan Midowga Musharraxiinta. Iska...