Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Khudbad u jeedinaya Shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in caawa uu khudbad u jeediyo shacabka Soomaaliyeed.
Farmaajo ayaa khudbadiisan kaga warbixin...
UPDATE: RW Rooble oo diiday muddo kororsiga hay’adaha DFS, ”Dalka Doorasho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka dhawaajiyay inuu diyaar u yahay in uu dalka ka...
AKHRISO: Galmudug iyo Hirshabeelle oo ka soo horjeestay muddo kororsiga Madaxweyne...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa ka soo horjeestay muddo kororsiga Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
War-saxaafadeed oo ay si wadajir ah u...
Puntland: Guddiga ka hortaga Cudurka COVID-19 oo go’aanno soo saaray
Bari (Halqaran.com) - Guddiga ka hortagga iyo la dagaalanka Cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus ee Gobolka Bari ayaa soo saaray Go’aano looga hortagayo Cudurka,...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Xiisadda ka jirta Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay Beesha Caalamka auaa waxaa looga hadlay rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo xiisadda ka taagan
Warka qoraalka ah...
DAAWO VIDEO: Wasiirka Amniga ‘‘Xiisadda ka jirta Muqdisho waxay gabaad u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta Shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada ku soo...







