Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Senator C/Qeybdiid oo sheegay in laba waji yeelan karto hortagidda M/weyne...
Muqdisho (Halqaran.com) - Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo ka tirsan Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay kulanka Madaxweyne Maxamed...
Golaha Shacabka oo beeniyay in xilka laga qaadayo Ra’iisul Wasaare Rooble
Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikariim Buux ayaa beeniyay wararka sheegaya in maalinta Sabtida ah xilka qaadis lagu sameynayo Ra’iisul Wasaare...
Mareykanka oo farriin u diray madaxweyne Farmaajo iyo Golaha Shacabka
Washington (Halqaran.com) - Dowladda dalka Mareykanka ayaa ka dalbatay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Guddoonka Golaha Shacabka inay si degdeg ah u baabi’iyaan...
Xukuumadda iyo mucaaradka oo faahfaahiyay waxyaabaha looga hadlay kulankii uu RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta.
Kulanka waxaa...
DHAGEYSO: Puntland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka Shirka uu ku...
Garoowe (Halqaran.com) – Wasiirka Warfaafinta ee dowlad goboleedka Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi Timacadde ayaa sheegay in shirka uu Madaxweyne Farmaajo ku baaqay aysan tegayn...
Nin muddo 32 sano ah keligiis ku noolaa jasiirad oo hadda...
Italy (Halqaran.com) - Nin u dhashay waddanka Talyaaniga ayaa wuxuu keligiis ku noolaa jasiirad muddo 32 sano ah, ogeysiisyo guri ka saarid iyo cadaadis...







