Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Nin hantidiisii ku waayay fatahaado oo ku guuleystay $2 milyan!
Michigan (Halqaran.com) - Sannad kaddib markii uu wax walba ku waayay fatahaado, nin ka soo jeeda gobolka Michigan ayaa ku guuleystay 2 milyan oo...
Mareykanka oo markale sheegay in cunaqabateyn lagu soo rogi doono madaxda...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay inay walaac xoogan ka muujinayso isku dhacyadii rabshadaha watay...
Barakac ayaa ka billowday xaafado ku yaalla degmada Hodan
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah dadka ku nool Xaafadda Siigaale ee Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa billaabay inay ka barakacaan guryahooda,iyagoo...
IGAD oo ka hadashay dagaalladii ka dhacay Muqdisho & AMISOM oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka IGAD ayaa waxa uu walaac xooggan ka muujisay dagaalladii shalay iyo xalay ciidamada dowladda federaalka iyo Ciidamada Milateriga ee taageersan...
UNHCR oo sheegtay in Kenya aysan xiri doonin Xeryaha qaxootiga
Dhadhaab (Halqaran.com) – Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Kenya aysan xiri doonin xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab iyo Kakuma, balse ay...
Jabuuti ‘‘Eedeynta DF Somaliya waa mid dano siyaasadeed laga leeyahay‘‘
Jabuuti (Halqaran.com) – Jamhuuriyadda dalka Jabuuti ayaa ka jawaabaty eedayn ay dhawaan DF Soomaaliya u jeedisay, taas oo la xirirtay in Jabuuti ay galaangal...







