Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Nin gubay saldhig boolis oo lagu ganaaxay $12 Milyan!
Minneapolis (Halqaran.com) - Nin qirtay inuu gacan ka geystay dabkii la qabad siiyay saldhiga booliska magaalada Minneapolis intii lagu guda jiray mudaharaadkii dilkii George...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Ansixiyay in dib loogu noqdo heshiiskii 17-ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Sabtidii Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho,...
TOP NEWS: Madaxweyne Farmaajo oo howlaha doorashooyinka & Amniga ku wareejiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtidii Maanta khudbad u jeediyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu...
DAAWO WAREYSI – C/wali Gaas “M/weyne Farmaajo wuxuu Ciidanka Qaranka u...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Madaxweynihiii hore ee dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Gaas ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...
Rooble “Waxaan xoogga saarayaa hormarinta, abuuridda fursado shaqo iyo dhowridda xuquuqda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta shaqaalaha Adduunka awgeed oo ku...
Farmaajo oo maanta hor-tegaya xildhibaannada Golaha Shacabka
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulan deg deg ah, kaas oo dib loogu noqonayo go’aankii ay dhawaan ku sameysteen mudo...







