Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Guddi soo baaraya qalalaasihii ka dhacay Muqdisho oo la magacaabay (Akhriso...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xal ka gaarista qalalaasahii ka dhacay...
Amar kasoo baxay Taliyaha Booliska kaddib eedeyntii midowga musharrixiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Cabdi Maxamed Xasan Xijaar ayaa faray dhammaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed in ay ku ekaadaan shaqadooda oo...
Maxaa ka soo baxay kulamada madaxda dowlad goboleedyada iyo ergayga Qatar
Muqdisho (Halqaran.com) - Ergayga dowladda Qatar u soo magacowday Soomaaliya Dr Mutlaq Al-Qaxtani, ayaa kulamo la qaatay xubna ka tirsan madaxda dowlad goboleedyada dalka.
Dr...
Biden oo kordhiyay tirada qaxootiga sanadkii uu Mareykanka qaabilayo
Washington (Halqaran.com) - Madaxweyne Joe Biden ayaa qaaday xaddiidaadda tirada qaxootiga uu sanadkii dalkiisa qaabilayo taasoo uu horay u soo rogay Maamulkii Trump kaddib...
Shiinaha oo soo saaray tagaasi bilaa darawal ah!
China (Halqaran.com) - Shirkad tiknoolajiyadda ka shaqeyso oo laga leeyahay Shiinaha taasoo lagu magacaabo Baidu ayaa soo saartay tagaasi bilaa darawal ah, waxayna dhammaadka...
Maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo wafdiga Qatar oo kulmaya
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta lagu wadaa in ergeyga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Qatar u qaabilsan la dagaalanka “Argagixisada” iyo...






