Saturday, August 1, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Hindiya: Tirada dadka uu ku dhacay Cudurka Covid-19 oo gaartay 21...

Hindiya (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka dalka Hindiya ayaa ku soo warramaysa in guud ahaan tirada dadka uu haleelay Cudurka safmarkeena Covid-19 ay kor u...
Ahmed Mohamed

Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo ka hadashay soo celinta xiriirkii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaarada Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa ka hadashay soo celinta xiriirka diblumaasi ee labada dal Kenya iyo Soomaaliya oo ay dowlada Soomaaliya...
Sayid Omar Abdalla

Haweeney u dhalatay Mali oo dhashay sagaal mataano ah!

Morocco (Halqaran.com) - Haweeney u dhalatay waddanka Mali ayaa hal mar wada dhashay sagaal cunug, iyadoona la sheegay in ay fileysay toddobo, sida ay...
Ahmed Mohamed

Soomaaligii labaad oo muddo toddobaad gudihiisa oo lagu dilay gobolka Minnesota

Minnesota (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Cabdullaahi ayaa lagu soo warramayaa in Arbacadii shalay lagu dilay magaalada Moorhead ee gobolka...
Sayid Omar Abdalla

Donald Yamamoto “Waxaa la iiga yeeray Washington si aan u gudbiyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto, ayaa looga yeeray Washington si wax looga weydiiyo xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo guddi u saaray dilkii Carruurta

Koonfur Galbeed (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa magacaabay guddi baaris kumeel gaar ah oo natiijo dhab...