Thursday, July 30, 2026
24.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Booliska Soomaaliya oo faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay saldhigga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay khasaarihii ka dhashay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Afhayeenka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali Duudishe...
Editor

DHAGEYSO: Wasiir Dubbe ”Waa been kulanka la sheegay in Somaliya &...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta ee XF Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay in dhawaan ay dalka Qatar ku kulmi doonaan Madaxweynayaasha dalalka Kenya iyo...
Sayid Omar Abdalla

Maaliyad lagu xaraashay in kabadan 1 milyan oo doolar!

USA (Halqaran.com) - Maaliyad uu lahaa xiddigii caanka ahaa ee kubadda koleyga Micheal Jordan ayaa lagu iibiyey lacag gaareysa $1.38 milyan. Micheal Jordan oo ah...
Ahmed Mohamed

Jaamacadda Carabta oo berri Shir deg-deg ah yeelanaya

Qaahira (Halqaran.com) – Wakiillada Joogtada ah ee Golaha Ururka Jaamacadda Carabta ayaa maalinta berri oo isniin ah kulankoodii caadiga ahaa ku yaallan doona magaalada...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo magacaabis cusub sameeyay

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Somaliland. Wareegtada ayaa u qorneyd...
Sayid Omar Abdalla

Sadiq Khan oo mar kale loo doortay duqa magaalada London

London (Halqaran.com) - Duqa magaalada London Sadiq Khan oo ahaa musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Labour Party ayaa mar kale la doortay, kaddib tartan...