Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Qoor Qoor oo Gaalkacyo kawada dadaalo lagu xalinayo xiisad ka dhalatay...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa halkaas kawada dadaalo lagu xalinayo...
RW Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyay Jabuuti +(SAWIRRO)
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gabal-dhicii Jimcihii maanta gaaray magaalada Djibouti ee Xarunta dalka Jabuuti, halkaasoo si...
Ciidamo lagu soo tababaray Jabuuti oo dalka dib ugu soo noqday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar ku soo qaatay dalka Jabuuti ayaa Jimcihii maanta dib ugu soo noqday dalka.
Cutub ka...
Madaxweynaha Somaliland oo maanta ku wajahan Jabuuti + Ujeedka safarkiisa
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay safar ugu ambabaxaan...
Israa’iil oo kordhisay weerarada ay ku heyso Qasa
Palestine (Halqaran.com) - Milatariga Israa’iil ayaa xoojiyay weerarada ay ka wadaan Qasa iyadoo dagaalamayaasha Falastiiniyiintana ay iyagana sii wadaan inay gantaallo ku tuuraan dhinaca...
AKHRISO: Dalal ku yaalla qaaradda Afrika oo maanta laga ciidayo
Muqdisho (Halqaran.com) - Waddamo ku yaalla galbeedka qaaradda Afrika ayaa maanta waxa ay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga, iyada oo dunida muslimka...







