Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xoghayaha Ururka Islaamka ‘‘Waa in loo wada istaago sidii loo...
Riyad (Halqaran.com) - Xoghayaha ururka iskaashiga Islaamka mudane Yuusuf Al-Cuthaymiin ayaa haddal uu ka jeediyay kulanka Wasiirrada arrimaha dibadda ee ururkaas waxa uu ku cambaareeyay xadgudubyada...
Shirkadda Whatsapp oo soo kordhin doonto nidaamyo cusub oo ay qasab...
USA (Halqaran.com) - Shirkadda Whatsapp ayaa sameyndoonto sharciyo cusub, taasoo isticmaalayaasha bartaan ay waajib ku tahay in ay aqbalaan, shirkadda ayaa ka joojin doonto...
Jaamacadda Cambridge oo qalliinkii ugu horreeyay ee indhaha ah ku sameysay...
UK (Halqaran.com) - Shabeelkaan ishiisa ayaa la badbaadiyay iyadoo ay noqoneyso howlgalkii ugu horreeyay ee noociisa ah oo ka dhaco caalamka.
Shabeelka ayaa lagu magacaabaa...
Diyaaradaha Caalamiga ah oo joojiyay duulimaadyadii ay ku tagi jireen Israel
Tel Aviv (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in diyaaraha caalamiga ah ay hakiyeen duulimaadyadii ay ku tagi lahaayeen garoonka diyaaradaha Israel ee Ben...
Madaxweyne Laftagareen oo tababar u soo xiray cutubkii 4-aad ee Ciidamada...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed,Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagreen) ayaa Axaddii maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii 4aad ee...
Afar Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Cape Town (Halqaran.com) – Ilaa iyo 4 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah ayaa kooxo burcad hubeysan ah si yaabo kala duwan ugu dileen tuulooyin...







