Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo maanta Ubax dhigay Taallada SYL +(SAWIRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad dhiska dalkeenna ayaa ubax...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Jabuuti...
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar...
Ergey ka socda Mareykanka oo gaaray Israa’iil
Tel Aviv (Halqaran.com) - Ku-xigeenka kaaliyaha xoghayaha arrimaha Israa’iil iyo Falastiin Hady Amr ayaa gaaray Tel Aviv, iyadoo maamulka Biden uu ka shaqeynayo sidii...
RW Rooble oo ka hadlay Xuska maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabada maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo 15-ka May ku...
Xuska maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15 May
Muqdisho (Halqaran.com) - Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas...
Gantaallo laga soo tuuray Suuriya iyo Lubnaan oo ku dhacay Israa’iil
Tel Aviv (Halqaran.com) - Saddex gantaal oo laga soo tuuray Suuriya ayaa ku dhacay Israa’iil, sida ay sheegeen ciidamada Israa’iil.
Laba ka mid ah gantaalada...







