Thursday, July 30, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa  soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku soo dhaweeyeen wasiiro...
Sayid Omar Abdalla

Rooble oo rajo ka muujiyay qabsoomidda Shirka Wadatashiga Qaran oo maanta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha  xukuumadda xil-gaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa rajo ka muujiyay qabsoomidda shirka u dhexeeya madaxda dowladda federaalka iyo kuwa...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad goboleedka Puntland, Cabdi samad Cali Shire ayaa maanta oo khamiis ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka...
Sayid Omar Abdalla

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka wadatashiga doorashooyinka

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan wafuud ka socda madaxda dowlad goboleedyada kala ah Hirshabeelle, Koonfur Galbeed,...
Sayid Omar Abdalla

Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Jowhar iyo sargaal ku geeriyooday

Jowhar (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo u dhexeeyay ciidanka dowladda Federaalka, kuwa maamulka Hirshabeelle iyo kooxda Macawiisleyda oo...
Sayid Omar Abdalla

Spain oo askar farabadan geysay xadkeeda kaddib markii ay soo gaareen...

Spain (Halqaran.com) - In kabadan 8,000 oo tahriibayaal ah ayaa soo gaaray waddanka Spain iyagoo ka soo tallaabay xadka ay la wadaagto Morocco, waxaana...