Thursday, July 30, 2026
25 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Midowga Musharraxiinta oo kulan la qaatay qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha Maamul...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta iyo qaar kamid ah madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada...
Sayid Omar Abdalla

Shirka wadatashiga qaran ee doorashooyinka oo maalintiisii labaad galay

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maalintii labaad galay wadahadalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, madaxda Dowlad-Goboleedyada iyo gobolka Banaadir si ay uga xaajoodaan qabsoomidda doorashada Soomaaliya. Furitaanka...
Sayid Omar Abdalla

Meydka ganacsade Soomaali ah oo toddobaadyo La La’aa oo la helay

Kenya (Halqaran.com) - Ehelada nin ganacsade ah oo Soomaali ah oo la waayey 13-kii bishan, ayaa xaqiijiyey in meydkiisa laga helay meel duur ah...
Sayid Omar Abdalla

Warqad uu qoray Albert Einstein ayaa lagu xaraashay in kabadan $1.2...

USA (Halqaran.com) - Warqad uu qoray Albert Einstein oo uu ku qoray isla’egta ugu caansan adduunka ayaa lagu xaraashay 1.2 milyan oo doolar. Warqaddaan ayaa...
Sayid Omar Abdalla

Puntland: Imtixaanka shahaadiga ah oo maanta si rasmi ah u...

Puntland (Halqaran.com) - Cabdullaahi Maxamed Xasan Wasiirka Waxbarashada DG Puntland ayaa faah-faahin ka bixiyay Imtixaan sanadeedka 2020/21 oo maanta ka billowday deegaannada DG Puntland,...
Sayid Omar Abdalla

Nin weerar ku ahaa Imaamka Masjidka Xaramka oo la qabtay

Mecca (Halqaran.com) - Ciidanka Ammaanka ee Masjidka Xaramka ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen nin shalay weeraray imaamka oo akhrinayay khudbadda Jimcaha. Wakaaladda wararka Sacuudiga...