Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Xafladda gunaanadka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo goordhow billaaban...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa goor dhow xarunta ciidamada cirka ee Afisyooni lagu wadaa in ay ka billaabato xafladda gunaanadka shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee...
Majaajileystihii caanka ahaa Sooraan Ismaaciil Sugulle oo Burco ku geeriyooday
Burco (Halqaran.com) - Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Burco maanta ku geeriyooday majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle.
Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo jilaa...
Film sameeye caan ah una dhashay Iran ayaa waxaa dilay oo...
Iran (Halqaran.com) – Babak Khorramdin oo ahaa film sameeye u dhashay Iran ayaa la sheegay in ay dileen waalidkiisa dilkaas oo lagu sheegay “Dil...
Maleeshiyaad dad isku qoys ah ku dilay Balanballe
Galgaduud (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaray deegaanka Garasle ayaa sheegaya in 3 ruux oo mid ay tahay haween ay geeriyoodeen kadib markii koox...
Maxaa ka cusub shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka dalka?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, madaxda Dowlad-Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hir-Shabeelle iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maanta ka nasanaya shirka...
Sweden oo $9 milyan ugu deeqday Soomaaliya si arrimaha caafimaadka wax...
Sweden (Halqaran.com) – Safaaradda Sweden ee magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya ugu deeqday 75 milyan oo lacagtooda kronarka ah una dhiganta 9...







