Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Midowga Musharraxiinta oo maanta RW Rooble u gudbinaya liis xasaasi ah
Muqdisho (Halqaran.com) -Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa la filayaa in Xukuumadda xilgaarsiinta u gudbiyaan Liiska xubnaha ku jira Guddigii lagu muransanaa ee labada heer ee...
Madaxweyne Biixi iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland oo maanta codkooda dhiibtay
Muqdisho (Halqaran.com) - Deegaanada Somaliland ayaa waxaa saaka ka bilaabatay codeynta doorashada golaha wakiilada iyo kuwa deegaanka.
Dadweynaha ayaa saaka codkooda ka dhiibanayay xarumaha codbixinta...
Axmed Madoobe iyo safiirka Itoobiya ee Soomaaliya oo ku kulmay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoyga uu magaalada Muqdisho ka dagan yahay kulan kula qaatay safiirka Itoobiya...
Faah faahin laga helayo shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka...
Puntland (Halqaran.com) - Shil gaari oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland,...
Cabdi Xaashi oo safar deg-deg ah ku tegaya Pakistan + Ujeedka
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, mudane Cabdi Xaashi ayaa wada-hadal saacado badan qaatay oo dhinaca taleefanka ah la...
Sacuudiga oo xayiraadda socdaalka ka qaaday 11 dal
Riyadh (Halqaran.com) - Dowladda Sacuudiga oo xayiraaddii socdaal ka qaaday 11 dal oo u badan reer galbeedka iyo Soomaaliya oo liiska cas kusii jirta.
Sacuudi...







