Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wasiirka Gaadiidka Uganda Gen. Katumba Wamala oo Kampala lagu toogtay
Uganda (Halqaran.com) - Taliyihii hore ee Ciidanka Difaaca Uganda ahna Wasiirka Gaadiidka Gen. Katumba Wamala ayaa maanta oo Talaado ah lagu toogtay magaalada Kampala...
Masar oo ka hor-timid qorshe Itoobiya ay ku dhisan doonto biyo-xireen
Egypt (Halqaran.com) - Dowladda Masar ayaa waxaa ay si kulul u cambaaraysay hadalkii uu RW Ethiopia, Abiy Ahmed ku sheegay inay in ka badan...
Wasiir Dubbe oo ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay warbaahinta...
RW Rooble oo magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Toddobaadka Xorriyadda
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Xuska Todobaadka Xorriyadda ayaa faray diyaarinta munaasabado muujinaya...
Nin gacantiisa kor u hayay in kabadan 45 sano!
India (Halqaran.com) - Ninkan ayaa gacantiisa kor u hayay in kabadan 45 sano, waa wax adag in la rumeysto, waxaan ku nool nahay duni...
Askari dil u geystay qof shacab ah iyo banaanbax ka dhashay...
Jowhar (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goordhaw askari ka tirsan ciidamada dowladda uu...







