Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Nin xaaskiisa ku dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya nin la sheegay in uu xaaskiisa ku dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana la...
Axmed Madoobe iyo Deni oo qaaday tallaabo meesha ka saartay eedeyntii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa noqday maamuladii u horeeyay ee soo magacaabay xubnihii guddiyada doorashada, maalmo un kadib markii magaalada...
Masar oo gaadiid iyo Khubaro dhismo u dirtay magaalada Qasa
Qasa (Halqaran.com) - Tobaneeyo gaadiidka waa weyn ee Cagafcagafyada ayaa waxaa ay ka gudbeen macbarka Rafax, si ay gacan uga geystaan dib-u-dhiska dhismooyinkii ku...
Haweeney in kabadan 20 sano ku dhex nooleyd biyaha dhexdooda!
India (Halqaran.com) - Dadka qaarkiis waxay leeyihiin hiwaayado aan caadi aheyn oo kaa yaabinaya, haweeney lagu magacaabo Paturani Hosh oo ku nool Vardhman oo...
Duqeyn lagu dilay dad isku qoys ah oo ka dhacday gobolka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.
Goobjoogayaal ayaa...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan Jowhar iyo u jeedka socdaalkiisa
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Warar aan...







