Tuesday, February 10, 2026
25.7 C
Mogadishu

Duqeyn lagu dilay dad isku qoys ah oo ka dhacday gobolka Gedo

Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in deegaannada duqeynta laga fuliyay ay ka mid yihiin Ceelcade, likooley , laheley, Warburay, Burcaleen, dhamase, wargaduudo, qulqul shubaal, balanbaal, muudale, abroone, buusaar cows qurun iyo Darusalam oo ka tirsan gobolka Gedo.

Inta la xaqiijiyay 2 qof oo ahaa Hooyo iyo Cunug ay dhashay ayaa ku geeriyooday duqeynta, halka 7 qof oo kalana ay ku dhaawacmeen duqeynta.

Hooyada ku dhimatay duqeynta ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Sahro Aadan Warsame.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...