Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Hoggaamiyihii Boko Xaraam oo is dilay
Nigeria (Halqaran.com) - Hoggaamiyihii Boko Xaraam Abubakar Shekau ayaa is dilay xilli uu dagaal kula jiray koox Islaami ah oo ka soo horjeedda Boko...
Dad badan oo ku dhintay shil tareen oo ka dhacay Pakistan
Pakistan (Halqaran.com) - In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay koonfurta dalka Pakistan.
Warbaahinta dalkaas ayaa sidoo kale sheegtay...
Qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay duqeyntii Kenya ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la keenay qaar ka mid ah dadkii ku soo dhaawacmay duqeyn ay ciidamada Kenya ka fuliyeen deegaanno...
Ninka ugu ciddiyaha dheer dunida oo iska jaray ciddiyihiisa 66 sano...
India (Halqaran.com) - Ninkan oo ahaa qofkii ugu ciddiyaha dheeraa adduunka ayaa ugu dambeyntii iska jaray. Shridhar Chillal oo u dhashay waddanka Hindiya ayaa...
AMISOM oo ka hadashay duqeymihii ay ciidamada Kenya ka geysteen Gedo
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM ayaa lagu sheegay in ay baaritaano ku sameynayaan duqaymo dhawaan ka dhacay gobolka...
AKHRISO: Tirada laga saaray guddiyadii doorashooyinka ee cabashada laga keenay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga xaqiijinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ee tabashada laga keenay ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in...







