Tuesday, January 13, 2026
24.4 C
Mogadishu

Dad badan oo ku dhintay shil tareen oo ka dhacay Pakistan

Pakistan (Halqaran.com) – In ka badan 30 qof ayaa ku dhimatay laba tareen oo isku dhacay  koonfurta dalka Pakistan.

Warbaahinta dalkaas ayaa sidoo kale sheegtay in dad kor u dhaafaya 64 ay ku dhaawacmeen shilka, iyadoo laga yaabo in tiradu intaas kasii badato saacadaha soo socda.

Wararku waxey intaas ku darayaan in ay wali jiraan dad ku hoos  jira tareenada isku dhacay.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...