Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: War-murtiyeedka laga soo saaray Shirkii Wadatashiga Qaran ee Arrimaha...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Khamiistii maanta war-murtiyeed laga soo saaray shirkii Madasha wadatashiga doorashooyinka ee mudada Afarta maalin ah uga socday teendhada Afisiyooni ee...
Madaxweynaha Masar oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Jabuuti
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Masar, Abdel Fattah el-Sisi ayaa maanta booqasho taariikhiya ah ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti, iyadoo booqashadiisaan ay qaadan doonto Afar...
RW Rooble oo ka hadlay marxaladda uu soo maray heshiiska doorashada
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay munaasabadda lagu soo xirayo shirka Wadatashiga qaran ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah...
Nin xaaskiisa dhaawac xun ugeystay kadib markii uu ku riyooday in...
Egypt (Halqaran.com) - Nin ayaa isku dayay in uu dilo xaaskiisa kadib markuu ku riyooday in ay sameysay gogol dhaaf iyadoona dhaawac xun uu...
Dad badan oo laga cabsi qabo inay ku dhinteen dooni ku...
Nigeria (Halqaran.com) - Waxaa la la’yahay dhowr qof oo ku nool Waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria kaddib markii dooni ay saarnaayeen ay u kala...
Siyaasiyiinta ka soo jeeda G/Waqooyi ee taabacsan Cabdi Xaashi oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobollada Waqooyi ee taabacsan guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ka horyimid heshiiska doorashada ee la filayo...







