Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
AKHRISO: Heshiis horudhac ah oo laga gaaray dagaal beeleedyadii ka dhacay...
Beledweyne (Halqaran.com) – Heshiis horudhac ah ayaa Talaadadii maanta laga gaaray dagaal beeleedyadii horaantii bishan ka soo cusboonaaday deegaanada dhaca galbeedka Magaalada Beledweyne ee...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xabsi daa’in ku xukuntay rag Shabaabnimo...
Mudug (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Talaadadii maanta xukun xabsi daa’in ah ku xukuntay laba xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab, laguna...
Dowlad xeelad yaab leh u adeegsatay qabashada weriye mucaarad ku ahaa!
Belarus (Halqaran.com) – Roman Protasevich oo ah weriye dibad joog ah una dhashay waddanka Belarus kaasoo si aad ah u dhaliila hoggaamiyaha dalkaas ayaa...
Golaha Ammaanka ee QM oo maanta fadhi ka yeelanaya arrimaha doorashooyinka...
New York (Halqaran.com) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa Talaadada maanta ah fadhi ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya sida uu xaqiijiyay xafiiska UNSOM oo...
Haweeney Koonfur Afrikaan ah oo dishay ninkeeda oo Soomaali ahaa
Muqdisho (Halqaran.com) - Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Cabdikariin Mahdi Saalax ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd lagu dilay magaalada Johannesburg...
Shirka madaxda Soomaalida oo maanta galay maalintii afaraad
Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo maalintii afaraad uu galayo maanta shirka Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka dalka ee u dhaxeeya madaxda Federaalka, kuwa maamul goboleedyada...







