Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Kenya oo maxkamadi fasaxday gowraca iyo iibinta dameeraha!
Kenya (Halqaran.com) - Kenya ayaa xayiraad kusoo rogtay gowraca dameeraha sanadkii 2020, laakiin kawaanleyda ka ganacsan jirtay hilibka dameeraha ayaa dacwad ka dhan ah...
Musharraxiin Soomaali ah oo ku guuleystay doorashada ka dhacday UK
UK (Halqaran.com) - Ugu yaraan afar musharrax oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii deegaanka ee Khamiistii ka dhacay dalka Britain, waxaana dhinaca...
Khasaare ka dhashay iska hor-imaad ka dhacay Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa
Palestine (Halqaran.com) - Ugu yaraan 163 Falastiiniyiin ah iyo lix sarkaal oo booliska Israa’iil ah ayaa lagu dhaawacay isku dhacyo ka dhacay magaalada Qudus,...
Guddoomiye Cumar Filish oo booqday qoysaskii carruurtooda ku waayey roobkii ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay booqday qoysaskii carruurta uga geeriyoodeen daadad ka...
Haweeney xanaaneysa 480 Bisadood!
Oman (Halqaran.com) - Maryam Al-Balushi oo ka mid ah dadka jecel xayawaanada waxey kasoo jeedaa magaalada Masqat ee caasimadda Cumaan waxaa hoygeeda la degan...
Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo maanta geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsanaa xubnaha ugu da’da weyn Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Jimcihii maanta ku geeriyooday...







