Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Qoor-Qoor oo soo dhaweeyay go’aanka ka soo baxay guddigii uu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa soo dhaweeyey go’aanadii kasoo baxay guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Maxamed...
AKHRISO: Heshiiska laga gaaray Khalalaasihii ka dhacay Muqdisho ee sababay muddo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta heshiis laga gaaray Khalalaasihii ka dhashay muddo kororsigii, kaddib kulamo saacadihii la soo dhaafay oo ka dhacay magaalada...
Wasaaradda Waxbarashada oo hal todobaad dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo todobaad ah dib loo dhigay imtixaanka Shahaadiga ah ee...
Maxay kaga hadli doontaa buuga ay soo saari doonto Meghan Markle?
Los Angeles (Halqaran.com) - Meghan Markle oo u dhaxda Amiir Harry ayaa dhawaan daabici doonta buugeedii ugu horreeyay ee carruurta, waxaana dhiirigaliyay ninkeeda Amiir...
Faahfaahin ka soo baxeysa qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya degmada Kaxda ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof ay ku geeriyoodeen, qof kalena uu ku dhaawacmay...
DHAGEYSO: Sheekh Cabdi Xayi oo sharraxay muhiimadda ay leedahay Tobanka dambe...
Muqdisho (Halqaran.com) – Guud ahaan muslimiinta Caalamka ayaa gudanaya waajibaadka bisha barakeysan ee Ramadan oo hadda mareysa tobanka dambe.
Bisha Ramadan oo ah bil cibaado...







