Tuesday, April 21, 2026
28.4 C
Mogadishu

Madaxweyne Qoor-Qoor oo soo dhaweeyay go’aanka ka soo baxay guddigii uu magacaabay RW Rooble

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa soo dhaweeyey go’aanadii kasoo baxay guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyey hirgelinta go’aanadaan.

“Waxaan soo dhaweyneynaa go’aannadii ka soo baxay guddigii farsamada ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray xallinta xasaradihii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho, Waxaan rajeynaynaa in hirgelinta go’aamadaas si dhaqsa leh u dhaqan galaan si loo sii wado dadaalada kale ee geeddi socodka dowladnimada” ayuu yiri madaxweyne Qoor-Qoor.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...