Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Lafta Gareen oo ku soo wajahan Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho
Ujeedka safarkiisa ayaa...
Dowladda oo digniin u dirtay qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala ayaa sheegay in ay jiraan siyaasiyiin raba inay waxba kama jiraan ka soo...
Musharraxiinta mucaaradka oo RW Rooble ugu baaqay inuu dhexdhexaad ka noqdo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga murashaxiinta ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay in Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu hormuud u noqdo arrimaha doorashada.
War saxaafadeed ay...
Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka shirka looga hadlayo doorashooyinka
Kismaayo (Halqaran.com) - Iyada oo madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo khudbadii uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka uu ku cadeeyay in howlaha doorashooyinka iyo amnigeeda...
Mareykanka oo war kasoo saaray tallaabadii uu qaaday Farmaajo
Muqdisho (Halqaran.com) - Qoraal kooban oo ay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ku daabacday bogga ay Twitter ku leedahay ayay ku bogaadisay tallaabada ay qaadeen...
R/Wasaare Rooble oo sheegay inuu deg deg isugu yeeri doono madaxda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaare Rooble...







