Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Jubbaland oo iska diiday ka qeyb galka shir uu iclaamiyey Farmaajo
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed oo la hadlay BBC ayaa sheegay in Jubbaland aysan marnaba ka qeyb-geli...
Wafdi ka socda Qadar oo ku soo wajahan Somaliya (Ogow Ujeedka)
Muqdisho (Halqaran.com) – Wafdi ka socda dowladda Qadar ayaa lagu soo warramayaa in maalmaha soo socda ay soo gaaraan Caasimadda Muqdisho, si ay qeyb...
Madaxweyne Farmaajo oo berri hortagaya Xildhibaannada Golaha Shacabka
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Sabtida berri oo ku beegan 01-da bisha Maay yeelanaya kulan gaar ah oo uu...
Gaari walxaha qarxa siday oo lagu gubay Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose...
Haweeney 40 jir ah oo dhashay 42 carruur ah!
Uganda (Halqaran.com) - Mariam Nabatanzi oo ah haweeney 40 jir ah kuna nool degmada Mukono waxaa la sheegay in ay tahay haweeneyda ugu dhalmada...
Nin muddo 15 sano ah aan shaqadiisa xaadirin bil kastana mushaarkiisa...
Italy (Halqaran.com) - Ninkaan oo u shaqeynayay mid ka mid ah isbitaalada Talyaaniga ayaa lagu eedeeyay in uusan soo xaadirin shaqadiisa muddo 15 sano...







