Friday, April 10, 2026
29.6 C
Mogadishu

Gaari walxaha qarxa siday oo lagu gubay Shabeellaha Hoose

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose ku gubay Gaari Qarax siday.

Taliska Ciidamada ayaa sheegay in gaariga ay lahaayeen Ururka Al-Shabaab oo la doonayay in lagu dhibaato Shacabka Soomaaliyeed.

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgan fuliyay subixii Jimcaha maanta, ayyaa ujeedkiisu ahaan in lagu bur-buriyo fariisimo ay lahaayeen Ururka Al-Shabaab.

Ugu dambeyn, saraakiisha howlgal hoggaamineysa ayaa u sheegay Warbaahinta in howlgalka qorshihiisu ahaa in laga hortago isku dayga Al-Shabaab oo gaari Saruf ah ku soo rarary qarax, isla markaana doonayay inay soo galiyaan Muqdisho si dadka shacabka ah ee Sooman ay ku dhibaateeyaan.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...