25.2 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: Shabeellaha hoose

R/Wasaare Rooble oo si kulul uga hadlay dadkii rayidka ahaa oo ay AMISOM ku dishay Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gelinkii dambe ee Sabtida maanta ah ka hadlay dadkii rayidka ahaa ee Ciidanka Uganda...

Gaari walxaha qarxa siday oo lagu gubay Shabeellaha Hoose

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose...

Dowladda Somaliya oo sheegtay inay howlgal qorsheysan ku dishay saraakiil Al-Shabaab

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanada Mushaani Daniga Majabta, halkaas oo la sheegay in ay ku sugnayeen...

Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Sh/Hoose

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal khasaaro kala duwan geystay oo xalay ka dhacay degmada Buulo-mareer ee gobolka Shabeellaha hoose. Dagaalkan ayaa...

In kabadan 180 Al-Shabaab ah oo lagu dilay Shabeellaha Hoose

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Afhayeen u hadlay Ciidanka Ugandha ee qeybta ah Ciidanka AMISOM oo lagu magacaabo Lt. Col. Deo Akiiki, ayaa sheegay in ay Ururka Al-Shabaab...

Ururka Al-Shabaab oo Shabeellaha hoose ku soo bandhigay burburka diyaarad Drones ah

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa waxay gobolka Shabeelaha Hoose ku soo bandhigeen Diyaarad Nooceeda uu yahay Drone oo maalin ka hor ku soo dhacday...

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku soo dhigay laba nin oo qarax ku aasayay Waddada

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Hawlgal gaar ah oo Sabtidii maanta ah ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ciidamada DF Soomaaliya ku leeyihiin deegaannada Sabiid iyo Caanoole oo hoostaga degmada Afgooye...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...