Tuesday, February 10, 2026
25.3 C
Mogadishu

In kabadan 180 Al-Shabaab ah oo lagu dilay Shabeellaha Hoose

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Afhayeen u hadlay Ciidanka Ugandha ee qeybta ah Ciidanka AMISOM oo lagu magacaabo Lt. Col. Deo Akiiki, ayaa sheegay in ay Ururka Al-Shabaab ka dileen 189 xubnood, kadib howl-gal ka fuliyeen deegaanka Siigaale oo ka tirsan Shabeellada hoose.

Howlgalkan oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu soo qabtay Laba xubnood oo ka tirsan horjoogayaasha Al-Shabaab.

Sidoo kale, howlgalkaan ayaa lagu burburiyay Gaadiid dagaal oo ay lahaayeen Ururka Al-Shabaab.

Ciidamada wada jira ayaa sidoo kale howl-gallo ballaaran oo lagu baacsanayo Al-Shabaab ka sameeyay deegaanno badan oo ka tirsan Shabeellada hoose.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...