Gaari qarax siday
Gaari walxaha qarxa siday oo lagu gubay Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose...




