Jilib
Gaari walxaha qarxa siday oo lagu gubay Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose...
Duqeyn lagu dilay Saraakiil Madax u ahaa Ajaaniibta Al-Shabaab
J/hoose (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxeysa qasaaraha ka dhashey duqeyn dhanka cirka ah oo dhacday deegaanno ka tirsan Gobollada Jubbooyinka laguna...
Al-Shabaab oo meel fagaaro ah ku toogtay nin lagu eedeeyay Sixiroolnimo
Jilib (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku yaalla degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe ku toogtay nin lagu eedeeyay inuu...
Ciidamada Kumaandooska Somaliya oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno cusub
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada kumaandoos-ka ee DANAB iyo Gor-gor oo siwada jir ah u howlgalaya ayaa waxaa la sheegay in maleeshiyaadka Al-Shabaab kala wareegeen...
Al-Shabaab oo soo bandhigay Askar ay ku sheegeen inay ka soo...
Jilib (Halqaran.com) - Al-Shabaab ayaa sheegtay inay isa soo dhiibeen Askar ka tirsaneyd Maamulka Jubbaland, kadib xiriir ay la soo sameeyeen xubno Shabaab ka...
Duqeymo xooggan oo lagu garaacay degmooyinka iyo magaalooyinka ay ka taliyaan...
J/Dhexe (Halqaran.com) - Ciidanka Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa duqeeyay Xarumo Al-Shabaab kulahaayeen degmooyinka Jilib, Bu’aale, Saakow...









