Saturday, August 1, 2026
24.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Dil ka dhacay degmada Afgooye

Afgooye (Halqaran.com) - Koox hubeysan ayaa magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ku dishay nabadoon caan ka ahaa magaalada. Marxuumka ayaa lagu magacaabi jiray Axmed...
Sayid Omar Abdalla

Maxaa ka jira in Sheekh Shariif ka guuray halkii uu ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed uu si rasmi ah ugu guuray waqooyiga...
Sayid Omar Abdalla

Minneapolis oo lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwadda askarigii dilay George Floyd

Minneapolis (Halqaran.com) - Magaalada Minneapolis waxaa saacado ka hor lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwadda askariga loo haysto dilkii George Floyd oo ahaa nin madow...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweynihii dalka Chad oo dagaal lagu dilay

Chad (Halqaran.com) - Saraakiisha ciidanka dowladda Chad ayaa shaaciyey in madaxweynihii dalkaas Idriss Deby uu u dhintay dhaawacyo ka soo gaaray jiida hore ee...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne Farmaajo oo saakay dib ugu soo laabtay dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , oo safar hal maalin qaatay ugu maqnaa dalka Congo ayaa saaka...
Sayid Omar Abdalla

Roobka xalay ka da’ay Muqdisho oo saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha...

Muqdisho (Halqaran.com) - Roobka Guga ayaa xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho, iyadoona saameyn uu ku yeeshay dadka barakacayaasha iyo isku socodkii magaalada Barakacayaasha ayaa guryahoodii ka...