Tuesday, March 17, 2026
27.2 C
Mogadishu

Minneapolis oo lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwadda askarigii dilay George Floyd

Minneapolis (Halqaran.com) – Magaalada Minneapolis waxaa saacado ka hor lagu soo gebagabeeyay dhegaysiga dacwadda askariga loo haysto dilkii George Floyd oo ahaa nin madow ah.

Qareennada difaacaya askariga eedaysan iyo dacwad oogayaasha ayaa soo bandhigay doodahooda.

Waxaana hadda laga warsugayaa go’aanka xeer beegtida iyo xukunka lagu ridi doono Derek Chauvin (pron: Choovin).

Dhanka kale, waxaa si weyn loo adkeeyay ammaanka magaalada Minneapolis oo laga cabsi qabo in ay rabshado ka dhacaan.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...