Sunday, May 10, 2026
27.7 C
Mogadishu

Madaxweyne Deni oo meesha ka saaray ‘wax xiriir gaar ah’ oo kala dhexeeya dowladda Imaaraatka

Puntland (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo wareysi siinayey TV-ga Dalsan ayaa beeniyay in uu wax xiriir siyaasadeed ah la leeyahay dowladda Imaaraatka Carabta oo aad loogu xanto.

Madaxweyne Deni, oo su’aal laga weydiiyay, haddii uu xiriir siyaasadeed la leeyahay Imaaraatka? ayaa sheegay in aanay jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya isaga iyo dowladda Imaaraatka, islamarkaana aysan waxba ka jirin wararka ku saabsan arrintaas.

“Waxaan si cad u sheegayaa in Saciid Cabdullaahi Deni xiriir gaar ah oo uu dal adduunka ah la leeyahay uusan jirin, marka taasi ma jirto, dowlad goboleedyada Soomaaliya-na hade wax xiriir siyaasadeed ah si gooni ah u lama yeelan karaan wadan kale,” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...