Sunday, December 14, 2025
26.5 C
Mogadishu

Maxkamadda G/Banaadir oo dacwad ku soo oogtay Soomaali & Ajaaniib

Muqdisho (Halqaran.com) – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa looga yeeray lix eedeysane oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib kuwaasi oo loo heysto in ay faafiyeen warar ammniga qaranka lid ku ah iyo sameynta basaasid siyaasadeed.

Maxkamada gobolka ayaa eedeysanayaashaan u qabatay illaa 29ka bisha soo socota inay ku horyimaadaan maxkamada horteeda ayna iska difaacaan eedaha loo haysto.

Hadda halka hoose ka Akhriso:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...